Home » Box Office » Jr. NTR filimkiisa Aravindha Sametha sida uu Flop ama HIT ku noqon karo iyo lacagaha laga helay

Jr. NTR filimkiisa Aravindha Sametha sida uu Flop ama HIT ku noqon karo iyo lacagaha laga helay

Powerfull Young Tiger Aka Jr. NTR ayaa heesto hadal heynta Koonfur Hindiya waxaana u diyaarsan filimka weyn Aravindha Sametha ee Khamiistan tiyaatarada gil gili doono.

Shabakada Andhara Boxoffice ayaa si rasmi ah usoo daabacday filimka Aravindha Sametha sida uu Flop ama HIT ku noqon karo iyo lacagaha ay ku iibsadeen kooxda cajaladaha qeybiyaan gobol walbo.

Aravindha Sametha lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen gobol walbo fadlan hoos kaga bogo:

Dhul weynaha Telugu AP/Nizam kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 70 Crore

Gobolka Karnataka kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 8.20 Crore

Hindiya inteeda kale kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 1.30 Crore

Suuqyada caalamka kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 12.50 Crore

Wadarta Guud Kooxda Cajaladaha Qeybiyaan Lacagaha Ay Ku Iibsadeen 92 Crore

Filimka Aravindha Sametha iyo sida uu HIT ama Flop ku noqon karo hoos kaga bogo:

Blockbuster wuxuu noqon karaa saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan marka ay ka helaan 138 Crore+

Super HIT wuxuu noqon karaa saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan marka ay ka helaan 110 Crore-137.99 Cr.

HIT wuxuu noqon karaa saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan marka ay ka helaan 92 Crore-110.39 Cr.

Above Average wuxuu noqon karaa saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan marka ay ka helaan 82.80 Cr-91.99 Cr.

Average wuxuu noqon karaa saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan marka ay ka helaan 73.60 Crore-82.79 Cr.

Flop wuxuu noqon karaa saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan marka ay ka helaan 61.34 Crore-73.59 Cr.

Disaster wuxuu noqon karaa saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan marka ay ka helaan 61 Crore iyo ka hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *