Juventus oo markaan rabta in laacib keeda Paul Dybala heshiis ka saxiixato

0
418

Agaasimaha kooxda Juventus Fabio Paratici ayaa xaqiijiyay ay kooxdu la bilaawday wadaxaajood Paul Dybala ayna rabto in ay siiyaan heshiis cusub.

Laacib kaan ayaa heshiis kiisa waxa uu dhacaya dhamaad ka Xili ciyaareed ka soo socda wararka qaar ayaa sheegayo in kooxda Juventus ay rabto in ay iska iibiso halkii uu kaga tagli lahaa si bilaash ah.

“Waxaan kala hadalnay wax ku saabsan heshiis kordhin, waan kala hadlaynay, waan sii wadi doonaa inaan kala hadalno maalmaha soo socda iyo Bilaha ina soo aadan ba.” Sidaas ayuu u sheegay shabakada Goal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here