Isku ekaanshaha aadanaha waa wax rabbaani ah, waxaana la sheegaa in qofkiiba uu leeyahay muuqaal u eg toddobo qof oo kale. Sidaas oo ay tahay, marmarka qaar, waxaa la isku matalaa dad iyo wax aan dad ahayn, sida xaywaannada iyo kaartoonnada.

Majaladda Koimoi ayaa soo daabacday 10 jilaa oo muuqaal ahaan shabbaha 10 kaartoon oo caan ah. Waxaa sawirradan ka soo muuqday xiddigo waaweyn sida Hrithik Roshan, Ranveer Singh, Alia Bhatt iyo Deepika Padukone.

Haddaba waa kuwan tobanka shaqsi ee ku abtirsada Bollywood-ka iyo kaartoonnada lagu matalo muuqaal ahaan.

Sonam Kapoor & SpongeBob SquarePants

Ayushmann Khurrana iyo Gopal

From Hrithik Roshan To Deepika Padukone, Celebs Who Are Like Cartoon Characters Hercules, Jasmine & Others!

Anupam Kher iyo Motu from Motu-Patlu

Vicky Kaushal iyo Madhav

Taimur Ali Khan iyo Mickey Mouse

Ranveer Singh iyo Eugene Fitzherbert

Irfan iyo Timon

Hrithik Roshan iyo Hercules

From Hrithik Roshan To Deepika Padukone, Celebs Who Are Like Cartoon Characters Hercules, Jasmine & Others!

Deepika Padukone iyo Jasmine

From Hrithik Roshan To Deepika Padukone, Celebs Who Are Like Cartoon Characters Hercules, Jasmine & Others!

Alia Bhatt iyo The Little Mermaid – Ariel

Waxaa qoray Axmed Nuur Cabdi Xaashi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here