Priynaka waa atariisho caan ah oo u dhaxeeysa labada shirkadood ee kala ah hollywoodka iyo bollywood iyadoo ah atariisho qurux badan waxa ayna quruxdeeda kusoo jiidatay aktaro badan waxaana sanadkii ay is-guursan doonan fanaanka reer Amreica ninka lagu magacaabo Nick Jones

iyadoo dhawaan lagu balansanaa in iyada iyo aktarka abishek Bachchan ay wada saxiixdaan Sonali Bose filimkeeda xiga kaaso looga hadlaayo nolosha gabadha lagu magacaabo Saina nehwal Aisha Choudhary

laakiin atariishada Aishawarya rai ayaa doonaynin in ninkeeda la shaqeeyo atariishada Pryanka iyadoo aan la ogeyn sababta laakiin waxaa jira arrimo gaar ah oo ka dhexeeya atariishooyinka bollywoodka

mana ahan markii ugu horeesay atariisho ninkeeda u diido inuu Priyanka chopra la shaqeeyo hore waxaa sidan oo kale Gauri ay  ninkeeda Shah rukh khan ugu diiday inuu la shaqeeyo sababtoo ah Shah rukh khan waxaa la tagtay soo jiidashada dheeraadka ah ee Priyanka u tustay

balse markii dambe xidigaan sheekada ayaa la xumaatay madaama xaaskiisa Gauri Khan ogaatay! Shah rukh khan xaaskiisa ayuu cafis weydiistay kadibna Priyanka ayuu xiriir u jaray ilaa haatana islama shaqeeyaan inta badana wuxuu kadheeraadaa xidigtaan inay usoo dhawaato ama is arkaan.



LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here