Home » . » Ka Dib Guusha Filimkiisa Jai Lava Kusa Jr NTR Oo Filimkiisa Xiga La Shaqeyn Doona Filim Sameeyaha Caanka Ah Trivikram

Ka Dib Guusha Filimkiisa Jai Lava Kusa Jr NTR Oo Filimkiisa Xiga La Shaqeyn Doona Filim Sameeyaha Caanka Ah Trivikram

Super Star Jr NTR filimkiisa ugu danbeeyay ee Jai Lava Kusa guul weyn ayuu ka gaaray Boxofffice-ka sidaa daraadeed waxaa indhaha lagu wada heeya Jr filimkiisa xiga.

Haddaba waxaa maanta la hadal heeyan in NTR filimkiisa xiga uu la shaqeyn doono filim sameeyaha caanka ah ee Trivikram Srinivas.

NTR filimadiisa ugu danbeeyay guul weyn ayay ka gaareen Boxoffice-ka sidaa daraadeed haatan qorshaha wuxuu yahay la shaqeynta Trivikram Srinivas oo ka mid ah filim sameeyaasha ugu awooda badan Telugu.

Filim sameeya Trivikram Srinivas hori wuxuu u sameeyay filimada guusha weyn gaareen ee Attarintiki Daredi,  Julai,  A Aa,  Iyo  S/O Satyamurthy.

Mashruucaan ilaa iyo hada si rasmi ah laguma dhawaaqin taageerayaasha Jr ayaana indhaha ku haaya warbaxintaab weyn goor dhow ayaana shaaca laga qaadi doona.

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *