wax walba bollywoodka waa ay ka dhacaan waxaad arkaysaa iyadoo aroosyada bollywoodka uu is daba-joog yahay waxaana sidoo kale ku meesha ka marnayn in badnaaa uu ku dhamaado bur-bur iyo kala tag si walba ha ahaatee

laakiin maanta waxan ka hadlaynaa mid ka mid ah laadiriinta ugu caansanaa bollywoodka xiligii 90s cid kale maahan ee waa rahul dev kaaso in badan aad ku aragteen aflaamo badan oo bollywoodka ah xitaa soomaalida waxa ay u yaqaanaan magaca champion

kaaso maalmahan dambe waxa uu ku dambeeya dhinaca iyo koonfurta aktarkan ayaa maanta waxan kaaga haya xog u gaar ah Rahul dev ayaa hadda u doonan gabar modelka ka tirsan oo lagu magacaabo Mugdha godse taaso 31 sano jir ah

waxaana iyada iyo Rahul dev u dhaxeeya farqi da oo badan iyagoo xariir lahaa 4 sano ee ugu dambeesay ka dib rahul dev markuu waayay xaaskiisa kowaad oo lagu magacaabo Reena taaso uu guursaday xiligii uu jiray 24 sano waxa ayna u dhashay wiil lagu magacaabo Siddhant iyadoo reena sanadkii 2009 u dhimatay cudurka kansarka isagoo siddhant xiligaas uu ahaa 11 sano jir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here