1. Amithab Bachchan Amithab Bachchan kaliya hal jeer ma ahan aktarkan waxa uu la kulmay ama loo Hanjabay dhawr jeer laakiin wuu iska indhiri jiray isagoo markii dambe ku qasbanaaday inuu Police ka dacwo u gudbiyo markii dhawr jeer laga soo wacay mobile kiisa.

2. Deepika Padukone deepika ayaa la kulantay hanjabaadyo iyo aflagaado iyadoo ahayd markii tiyaatarada loo saari lahaa filimkeeda padmavaat iyadoo hanjabaad dil ah kala kulantay dadka reer Rajput kuwaaso atariishadan ku sheegayn inay ku ciyaartay ama ay ku ciyaartay sharafta boqoradooda Rani Padmani.

3. Shah Rukh Khan Shah Rukh Khan waxa uu ka mid noqday aktarada loosoo diray fariimo hanjabaadyo waxa uu ahaa xili tiyaatarada loo saari lahaa filimka Happy New Year waxaana hanjabaad usoo diray mid ka mid ah tuugada ugu weyn caalamka ninka lagu magacaabo Ravi Pujari.

4. Salman Khan salman ayaa dhaw jeer la kulmay hanjabaadyo dil ah waxaana ka mid ah mid uu usoo diray burcadka weyn ee Ravi Pujari sanadkii 2013 iyo midii u sababta u ahayd dil uu u geystay ugaarta magaalada Jodhpur waxaana hanjabaad dil ah usoo diray gangasterka lagu magacaabo Lawrence Bishnoi kaaso lacago ka qaatay dadka daga magaalada Jodhpur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here