Home » Nolosha Jilaayaasha » Ka Dib Shah Rukh Khan Kumaa Ahaan-Doona Martida Xiggta Ee Salman Khan Showga Dus Ka Dum

Ka Dib Shah Rukh Khan Kumaa Ahaan-Doona Martida Xiggta Ee Salman Khan Showga Dus Ka Dum

Sidan La Socono Showga Dus Ka Dum Waxa Uu Maraya Xalqooyinkiisa Ugu Dambeeyay Iyadoo Ay U Tahay Xilligiisa Labaad Iyadoo Ay Soo Booqdayn Aktaro Fara Badan Kuwaaso Ku Xayeesiistayn Aflaamtooda.

Iyadoo Martida Ugu Dambaysay Uu Ahaa Shah Rukh Khan Oo Salman Kala Qayb-Galay Showgan Hadda Waxaa La Sugaya In La Ogaado Martida Xigta Laakiin Midaas Waa Wax Hore Laga Fahmi Karo Tusaale Ahaan Iyadoo Mar Dhow Tiyaatarada La Saari-Doono Filimka Yamla Pagla Deewane Phir Se.

Taaso Ah In Bobby Doel Iyo Dharmendra Ay Qayb Ka Yihiin Martida Showgan Laakiin Usan Xaadir Ahaan-Doonin Sunny Deol Taaso Na Gafin-Karta Shaaciro Weyn Maqnaanshaha Sunny Deol Kale Oo Hadduu Joogi Lahaa Ay Ahaan Lahyd Mid Xiiso Badan.

Waxaa Iyagana Qayb Ka Sida Aan Hore Idinku Sheegnay In Raveena Iyo Salman Khan Mar Kale Shaashada Wadaagi-Doonan Iyago Halkas Ay Ka Dhici-Doonto Xasuus Hore Oo Labadan Jilaa Ka Dhaxeysay

Iyadoo Qofka Afaraad U Yahay Heesaaga Weyn Ee Lagu Magacaabo Badshah Afartan Shaqsi Aya Ah Martida Showgan Oo Kaliya Ka Hartay Labo Xalqadood Ka Dib Showgan Salman Khan Waxa Uu Bilaaban-Doona Showgiisa Caanka Ahaa Ee Big-Boss Qaybtiisa 12aad.