Salman khan wuxuu noqday aktar si weyn usoo jita dareen dadweynaha dalka india ka dib guusha uu ka helay filimka Maine Pyar Kiya, oo ah filimkii ugu weynaa kaaso la daawaday sanadkii 1989-kii.

30 sano ka dib,  Salman Khan wuxuu nasoo xasuusiyay muuqaa cajiib ah kaaso uu ka mid ah muuqalada ugu xiisaha badan filimkas waxaana muuqqaalkas aktarkan ugu dabaal-dagayo Happy Easter kaaso ah ciida masiixiga

Halkan hoose ka daawo fiidiyowga oo arag waxa dhici kara haddii jacaylkan jacaylku soo bixi lahaa 2020:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here