Home » Nolosha Jilaayaasha » Kaarto Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Jaceylka Ah Ee Dhadak!!

Kaarto Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Jaceylka Ah Ee Dhadak!!

Dhadak wa film jaceyl ah oo ay wada jilayaan ama hogaamiye ka yihiin Jahni Kapoor iyo Ishaan Khattar halka Karan Johar iyo Shashank Khaitan Producer iyo Director ka kalayihiin.

Mashruucan waxaa lagu soo caan bixina gabadha Sridevi ee Jahni Kapoor sido kalena goos gooskisa ayaaba hadal heyn weyn abuuray kadib markii laga wada helay.

Maanta ayaa Karan Johar soo bandhigay kaartadan cusub isagoo bartiisa Instagram-ka soo dhigay qoraalkana soo raaciyay.”isku diyaari 20 July inaad daawato qiso jaceyl oo qalbiga taawaneysa.”

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *