filimka shactitarad badan ee la wada sugi la’ yahay Housefull 4 waxaana maalin maalinta ka dambeesa si weyn u qabsanaya baraha bulshada iyo saxaafada dalka india

iyadoo maalintii shalay lasoo bandhigay aragtida kowaad ee jilaayaasha filimkan sida Akshay Kumar , Bobby Doel , Kriti Sanon , Riteish Dushmukh iyo kuwa kale oo badan

waxaana maanta filimkan laga soo bandhigay kaarto kale oo cusub kaaso si weyn loo hadal-hayo iyadoo sawirkan kaartadan laysugu keenay dhamaan hogaamiyaasha filimkan uu ugu horeeyo Akshay Kumar goos-gooska filimkan waxaa lasoo bandhigi doona maalinta berito ah halka filimkan la daawan doono Diwali 2019

filimkan shactiradaa badan Housefull 4 waxaa wada jilayaan Akshay Kumar. Bobby Deol. Kriti Sanon. Riteish Deshmukh. Kriti Kharbanda. Pooja Hegde. Chunky Pandey. Boman Irani, Rana Dagubbati iyo Johny Lever.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here