Home » Nolosha Jilaayaasha » Kaartooyin Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Sanju Una Gaar Ah Ranbir Kapoor!!

Kaartooyin Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Sanju Una Gaar Ah Ranbir Kapoor!!

Filmka Sanju waxuu noqday mashruuc la isla jeclaaday qof walbana sugaayo dhamaadka bishaan inuu daawado maadama kartida Ranbir kusoo bandhigay mashruucan tahay mid heer sare ah.

Horey waxaa loo soo bandhigay kaartooyin cusub iyo goos goosyo markale hadana maanta waxaa lasoo bandhigay labo kaarto oo uu gaar ah Ranbir kuwaaso katurjumayaan mid uu kaga hadlaayo xili Sanjay Dutt Drugs-ka isticmaali jiray sido kalena America ayuu ku dawarsan jiray si uu u helo lacag uu gaari ku raaco uuna kula kulmo saaxiibtiisa.

A story unbelievable but true: Rajkumar Hirani on Sanju biopic

Kaartada labaadna waxay ka turjume Sanjay oo sedex maalmod kahor daawashada filmkiisa kowaad ee Rocky ay geeriyooneyso hooyadiisa Nargis isagoo xiligas Daroogada si xad dhaaf ah u isticmaalyey.

A story unbelievable but true: Rajkumar Hirani on Sanju biopic

Waxaa la daawan doona 29 June ayadoo xidigo badan kasoo muuqan doonan waxaana sameyay filmkaan Rajkumar Hirani….

 

One Response to Kaartooyin Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Sanju Una Gaar Ah Ranbir Kapoor!!

  1. Deka Reply

    June 14, 2018 at 7:52 pm

    Race 3 goos goos cusub kana xiisa badan

    https://m.youtube.com/watch?v=5b-0ncFOVo4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *