Kadib gubashadii gurigeeda Hazal Kaya oo sawiradii ugu horeeyay laga soo bandhigay iyada iyo ninkeeda xili ay waliba xaamilo tahay bisheedii 9aad.

0
1189

Atariishada Hazal Kaya ayay dhawaan nafteeda halis gashay kadib markii uu dab ka kacay gurigeeda ku yaalo magaalada Istanbull waxayna u wareegatay guriga hooyaded inkastoo uusan wax dhaawac jismi ahaan soo gaarin.

Guriga Hazal ee dabka wax yeeleeyay ayaa dayactir ku socday waxayna inta kahoreyso la nooleyd hooyadeeda oo ay Istanbul isla daganyihiin.

Atariishadaan taxanayaasha badan kasoo muuqatay ayaa shalay la arkay iyada oo waqti fiican la qaadaneyso ninkeeda Ali Atay oo ah soo saaree waxaana laga soo bandhigay sawiro iyagoo mid kamid ah maqaaxiyaha magaalada Istanbull ku qaxweynaayo.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada;

هازال كايا
هازال كايا

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here