Atariishada Ananya Panday ayaa xili wacan qaadaneyso ayadoona haatan fasaxa sanadka cusub u joogto magaalada Dubai ee ka tirsan wadanka isu taga imaaraatka carabta.
Ananya Panday oo kusoo caan baxday filimka Student Of The Year ayaa filimkeedii ugu dambeeyay ee Pati Patni Aur Woh guul weyn u gaaray waxaana la wadaan Bhoomi Padnekar iyo Kartik Aryan.
Hadaba atariishadaan waqtiga wacan ku jirto ayaa sawiradaan hoose laga soo bandhigay;