Kadib lacagihii waalida ahaa ee uu Housefull 4 shalay keenay halkaan kaga bogo 10ka filim ee Diwali la saaray kuwaasoo lacagaha ugu badan soo xareeyeen.

0
1375

Inkastoo Housefull shalay u aheyd maalintiisii 4aad sidoo kalana tiyaatarka lala qeybsaday isla markaasna filimkaan dhaleeceyn joogto ah lagu haayay hadana wuxuu noqday filimka 4aad ee Diwali lacagaha ugu badan soo xareeyo waxaana ka sareeyeen kaliya filimada Thugs of Hindustan, Happy New Year iyo Prem Ratan Dhan Payo.

Ogowna filimadaan maalintooda koowaad ayay shaqeeysteen oo lama mid ahan H4 oo maalintiisa 4aad shaqeeyay, hadiise maalinta koowaad u ahaan laheyd ugu yaraan 45 crore ayuu keeni lahaa.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimada Diwali la saaray ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen;

1. Thugs Of Hindustan (2018) – 48.27 crore (Day One)

2. Prem Ratan Dhan Payo (2015) – 39.32 crore (Day One)

3. Happy New Year (2014) – 36.31 crore (Day One)

4. Housefull 4 (2019) – 34.25 crore qiyaas (Day Four)

5. Golmaal Again (2018) – 30.10 crore (Day One)

6. Krrish 3 (2013) – 29.64 crore (Day Four)

7. Ra.One (2011) – 20.64 crore (Day Two)

8. Ae Dil Hai Mushkil (2017) – 17.68 crore (Day Four)

9. Jab Tak Hai Jaan (2012) – 16.32 crore (Day Two)

10. Shivaay (2017) – 15.68 crore (Day Four)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here