Caziiza Aslanbey magaceeda saxda waa Ayda Aksel waana atariisho doorar badan horay usoo sameeysay doorkeedii ugu dambeeyayna waa midka ay haatan ku jileyso taxanaha Hercai.
Ayda Aksel waxay Instagramka kuleedahay cinwaan iyada u khaas ah sidoo kalana jamaahiir badan ayaa kala socoto waxayna marmar soo galisaa sawiro ayada u khaas ah iyo qaar kamid ah dhacdooyinka taxanah Hercai.
Hadaba caziiza ayaa barteeda sawiradaan hoose soo galisay;

