“Kadib markii taxanaha la iga saaray xitaa waxaan waayay caruurteyda waxaan ku quudiyo” Jason Momoa oo ka hadlay ka saaristiisa taxana Game of Theron.

0
935

Taxanaha Game of Theron waa mid kamid ah taxanayaasha guulaha ugu waaweyn laga gaaray sidoo kalana macaash waali ah laga helay.

Jilaaga Hollywoodka Jason Momoa oo kamid ahaa jilayaasha taxanahaan ayaana gabi ahaantiisa taxanaha laga saaray kadib markii uu wax ka jilay Seasonkiisii koowaad.

Jason Momoa oo wareyso siiyay majalda In Style ayaa sheegay markii taxanaha laga saaayay uusan waxba heysanin hanti la’aana heysay taasoona ku kaliftay in xitaa uu dabari waayo masruufka caruurtiisa.

Jason ayaana dhib badan kadib wuxuu fursad helay inuu ka qeyb qaato taxanaha Aquaman asigoona sidoo kale season 2 qeyb ka ahaan doono, wa aana intaas usii dheer mashruuca Dune.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here