Liam Hemsworth waa jilaa dhalin yar misna magac kuleh shirkada Hollywoodka asigoona jilaagaan u dhashay wadanka Australia uu kasoo muuqday filimaan badan Hollywood ah misna guulo waaweyn gaareen waxaana jilaagaan lagu xisaabiyaa mustaqbaka Hollywoodka.

Jilaagaan ayaa wuxuu qabay fanaanada la yiraahdo Miley Cyrus balse guurkooda ayaa fashilmay kadib markii labada qoys iska hor imaadeen taasoona sababtay in lamaanahaan nolosha isku faarujiyaan inkastoo wali aysan maxkamada si rasmi u kala furin hadana fanaanada ahna atariishada Hollywoodka ee Miley Cyrus ayaa xiriir jaceyl mar hore sameysatay.

Haatana waxaa xigtay in jilaagaan Liam uu asna xiriir la sameeyay gabadha Modelka 21 jirta lagu magacaabo Gabriella Brooks waxayna sawir qaadayaasha soo sawireen xili uu jilaagaan gacalisadiisa iyo qoyskiisa qado isbarasho u sameeyay halkaan hoose kaga bogo sawirada;

ليام هيمسورث وحبيبته الجديدة

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here