Kadib TZH marka uu tiyaatarada ka dagay: 13-gobol Hindiya iskoorada lacagta sida loo kala heesto

Shabakada BOI ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in filimka Tiger Zinda Hai uu tiyaatarada gudaha Hindiya ka dagay ganacsigiisa guudna ku istaagay 339 Crore sidoo kalena 30-milyan oo qof dad sare u dhaafayaan ayaa tikit u goosteen.

Hadaba TZH ganacsigiisa soo idlaaday waxaa inoo sahlan inaan isla ogaano 13-ka gobol ee ganacsi ahaan la isku raacsiiyo filimada hogaanka u hayaan:

Mumbia: Baahubali 2 (186.51 Crore), TZH kaalinta 4-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 103.40 Crore

Delhi/UP: Baahubali 2 (98.64 Crore), TZH kaalinta 3-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 74.73 Crore

East Punjab: Baahubali 2 (53.28 Crore), TZH kaalinta 4-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 33.26 Crore

Rajasthan: Baahubali 2 (29.91 Crore), TZH kaalinta 3-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 19.77 Crore

CP Berar: Baahubali 2 (33.74 Crore), TZH kaalinta 5-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 17.66 Crore

CI: Baahubali 2 (29.91 Crore), TZH kaalinta 3-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 19.77 Crore

Nizam/Andhara: Padmaavat 2 (23.25 Crore), TZH kaalinta 6-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 16.47 Crore

Mysore: Dangal (27.81 Crore), TZH kaalinta 7-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 16.48 Crore

Tamil N/Kerala: Dangal (13.39 Crore), TZH kaalinta 7-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 4.78 Crore

Bihar: Baahubali 2 (15 Crore), TZH kaalinta 2-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 12.27 Crore

West Bengal: Baahubali 2 (26.57 Crore), TZH kaalinta 2-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 18.69 Crore

Assam: Baahubali 2 (5.31 Crore), TZH kaalinta 2-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 4.12 Crore

Orrisa: Baahubali 2 (7.72 Crore), TZH kaalinta 2-aad ayuu ka galay wuxuuna ka keenay 4.50 Crore

F.G: Gobol Walbo 10-ka Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Kasoo Xareesay Si Gaar Ah Ayaan Uga Hadli Doonaa Insha Allah….