Kahor Katrina: Aamir Khan, Kareena Kapoor, Ranveer Singh Iyo Jilayaal Kale Oo La Qalday Taaladoda Madame Tussaudas (+Sawiro)

Waxaan idiin la wadaagnay in atirishada Katrina Kaif loo sameyay taalo cusub oo ah Madame Tussaudas misane la dhigay macadka weyn ee New York loona daawasho tago.

Balse waa la khalday habkii taaladan loo sameyay ayadoo muuqaal ahaan aanan u ekeen Katrina sida dad badan sheegen waliba qaasatan sanka iyo bishimaha.

Hadaba Katrina kahor hore ma udhacday in jilayaasha Bollywoodka sidaan oo kale lagu khaldamay taaladooda markii la sameynaayey muuqaal ahaana loo ekeysiin waayey muuqaalkoda rasmiga ah?

Haa wey dhacday waxaan idiin heynaa jilayaan dhowr ah oo Madame Tussaudas loo sameyay balse qaab khaldan loogu sameyay halkaan hoose kaga bogo.

Aishwarya Rai Bachchan:

AISH

Ranveer Singh:

Ranveer-Singh-Wax-Statue

Kareena Kapoor Khan:

KAREENA

Aamir Khan:

aamir_khan

Katrina Kaif:

KATRINA