Kajal Aggarwal oo kamid ah atiriishooyinka ugu qurxoon koonfur India ayaa ka dhawaajisay ineysan waligeed guursan doonin nin aan hindi ahen xidigtaan ayaana u caroodeen qaar kamid ah wiilal dhalinyaro ah oo wado kale kasoo jeedan markee hada kahor hadalkaan ka dhawaajisay.

Waxaa la weydiiyay hadii ay guursan doonto wiil aan dalka India kasoo jeedin waxay ku jawaabtay,”lagama yaabo midaas ama guur oodhan aan iska dhaafa ama wiil hindi unbaa nolosha la wadaaga.”

Bal waa la yaabe waxaa lagu celiyay suaal ah ma inoo sheegi kartaa sababta aad ku nacday wiilasha dalalka kale kasoo jeedan waxay tiri iyadoo isdiidsiineysa,”aniga waxaan aaminsanahay in aan is fahmeeno wiilka walaalkeyga ah ee dhiiga India kujiro uma maleeyo inaan is fahmeeno wiil shisheeye.”

Waxay sheegtay in wiil wadan kale kasoo jeeda isfahmi karin naxariista iyo daryeelka ay raadineysana kaliya ay ka heki karto wiil wsdankeeda udhashtay waana sababta ay isaga diido wiilal badan oo wadamo kale kasoo jeedan misane jaceyl usoo bandhigteen.

Wadamada ay Kajal diiday Xitaa Somalia waa kujiraa ileen waxay tiri kaliya hindi wiil ah ayaa rabaa ninkale oo wadamada kale mid kamid ah kasoo jeeda marabo xitaa Pakistan oo dariskooda ah waa 34 jir wali doob ah bal kawarama akhriste fikirka atiriishadan waxaana xusid mudan inee jireen wiilal soomaali ah oo iyada ku hamiyeen inee guursadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here