Atariishada Kajal Aggarwal waa mid kamid ah atariishooyinka loogu jecelyahay koonfurta India waana atariisho soo jiidasho leh jiliin ahaan iyo muuqaal ahaanba.

Hadaba mar ay ka qeyb galeysay barnaamijka VOOT’s Feet Up With The StarsTelegu ayaa lagu weydiiyay sadaxdaan jilaa eek ala ah Prabhas, Ram Charan iyo Junior NTR midkee guursan laheyd midkeese dili laheyd iyo midka ay saaxiib la noqon laheyd.

Kajal ayaa ugu horeyn sheegtay in Ram Charan ay dili laheyd oo ay ka takhalusi laheyd halka Junior NTR ay saaxiib la noqon laheyd.

Kajal ayaa jilaaga lawada jecelyahay ee Prabhas sheegtay iney jeclaan laheyd iney guursato.

Hadaba akhristow adiga sidee u aragtaa dooqa Kajal Aggarwal?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here