Kajol Iyo Gabadheeda Nysa Airport-ga Mumbai Wacdaraha Ay Ka Dhigeen Maanta (+Sawiro)

Waxaa maanta sawiro laga soo qabtay gabar iyo hooyaded oo kala ah Kajol Devgan iyo gabadheeda Nysa Devgan oo kasii amba baxaayen Airport-ga Mumbai.

Kajol waxay Singapore ku hubsaneysay gabadheeda Nysa oo halkaas wax ka barata , xidigtaan ayaa ah hooyo had iyo jeer waqti siisa caruurteda una badan halka shaqadeeda Bollywoodk a yartahay.

Mashruuceda Helicopter Eela ayaa u diyaarsan kaaso goos gooskisa lasoo bandhigay waxaana qarash gareye ka ah seygeeda Aja Devgan waxaana la daawan doona 7 Sept 2018.

Sawiro xiiso leh ayaa laga soo qabtay Kajol iyo Nysa kuwaaso baraha bulshada lagu mashquulsanyahay xiligaan halkaan hoose ka daawo Fashion-ka ay sameenayaan gabar iyo hooyaded…

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*