Bollywood Khiladi Kumar wuxuu 90-maadkii ahaan jiray Emran Haashim-kii bilawgii qarnigaan waa atoore muuqaalo dareen xad dhaaf ah la wadaagay atiriishooyin badan oo Bollywoodka katirsan.

Kajol, Mamta Kulkarni, Raveena Tandon, Karisma Kapoor, Kareena Kapoor iyo kuwa kale ayaa kamid ah atiriishooyinka uu shaashada horteeda hilfaha ugu qaaday xitaa Rekha oo isaga ka weyn kama fakan.

Inkastoo hader uu iska dhaafay hab dhaqankii shabeel-naagoodka iyo sameeynta muuqaalada dareenka ku dheehan hadana lama ilaawi karo waqtigiisa gabdhaha uu ku waalnaa.

Halkaan waxaan idiin kugu heynaa muuqaal muujinaayo Akshay Kumar atiriishooyinkii caanka ahaa ee uu shumiska bishimaha lasoo wadaagay liiska intaan wey ka badan yihiin balse waa kuwa ugu caansan.

Waxaa kujirta Kajol oo hal Filim la sameeysay markaas kadibna go’aansatay inee filimkale la sameynin ileen filimkaas ayeeba ka yaabtaya bal hoos ka daawo waaba muuqaalka ugu caansan midka uu kajol shumiska la wadaagaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here