Sanadkii 1999 lamaanaha caanka ah Ajay Devgn iyo Kajol waxay la imaadeen filimkii jaceylka ahaa ee Dil Kya Kare waana isla sanadka ay isguursadeen lamaanahan nolosha dhabta ah mudo 20 sano ayaana laga joogaa filimkaas daawashadiisa iyo sanad guurada arooskooda.

Dil Kya Kare waxaa Ajay iyo Kajol ku wehelisay Mahima Chaudhary hadaba sheekada xiisaha leh ayaa ah in mashruuucan Kajol ku jileyso haweeney dhashay gabar yar si sharci daro ah xeryaha agoomada lagu koriyana geysay.

Qofkii Filimkaan daawaday ayaa fahmi kara sheekadan Kajol iyo Ajay hal tareen ayee wada saaran yihiin waxaana Kajol dhibayaan niman oo doonayaan inee kufsadaan kadibna Ajay ayee garab weydiisane si uu oga bad baadiyo tuugada.

Markii uu ka celiyo tuugada misane ay baxaaan Ajay-gii magan galyada loogu yimid ayaaba kusoo noqonaayo gabadhii halkaas ayeena labadooda isugu talax tagayaan iyagoo Tareenka saaran mudo kadibna Kajol uur ayee yeelane.

Saxaafada India markee filimkaan daawadeen sanadkaan waxay qoreen xan ah in Ajay iyo kajol nolosha dhabta ah bishooda malabka hormarsadeen ayna macquul tahay arooska kahor inee Kajol uur qaado balse midaas madhicin oo 2003 ayee Kajol gabar udhashay Devgn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here