Kulanti wacan asaxaabta meel walbo dunida ka joogtaan maanta waxaan idiin heynaa seddec mowduuc kala duwan midka kowaad waa Kajol oo seygeeda Ajay Devgn furiin ka dalbatay.

Midka labaad waa Mithun Chakraborty oo gabar qashin qubka kasoo helay sido kalena korsaday halka qodobka seddexaad uu yahay Miiraan oo looga sheekeyay taariikhda hooyadiis wax badana ogaaday.

Waana goos gooska labaad ee laga soo bandhigay Xalqada 24-aad Hercai muuqaalka hoose ka daawo dhamaan warbixinooyinkaas xiisaha leh sido kalena Subscribe saaro kanaalka Filimside Media si macluumaad marwalba kuuguso dhacaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here