Home » Box Office » Kala saarida 2017 filimada Bollywood-ka sameeyeen kaliya 6-filim ayaa Hit noqdeen!

Kala saarida 2017 filimada Bollywood-ka sameeyeen kaliya 6-filim ayaa Hit noqdeen!

2017 waa mid ka mid ah sanadihii ugu liitay ganacsi ahaan ee Bollywood-ka soo maro madaama ilaa haatan 6-filim Hindi ah Hit dhameestiran noqeen marka Baahubali 2 meel la iska dhigo madaama Bollywood uusan ahayn.

Sanadka gabo gabo ayuu ku dhow yahay kaliya labo filim ayaa rajo wanaagsan laga qabaa Fukrey Returns iyo Tiger Zinda Hai xitaa hadii Hit ay noqdeen tirsiga guud Bollywood-ka sanadkaan 8-filim Hit ayay heesan doonaan!

Bahubali – The Conclusion waa filim darajo aan horey loo arag gaarin sidoo kalena waa filimka kaliya ee 2017 All Time Blockbuster noqday sidoo kalena min tuulo ilaa magaalo ka gadmay.

Golmaal Again, Judwaa 2, Toilet Ek Prem Katha iyo Badrinath Ki Dulhania waa filimada soo dhaweyn guud Hindiya oo dhan kala kulmeen halka Jolly LLB 2 isagana Hit noqday balse ma helin soo dhaweyn guud sida filimada sare.

Fadlan hoos kaga bogo kala saarida filimada 2017 afka Hindiga lagu daawada darajada ay gaareen, lacagaha saami ahaan laga helay sida shabakada Boxoffice India soo daabacday:

All Time Blockbuster 

1. Bahubali – The Conclusion – 251.39 crore (qaybta Af Hindiga lagu daawaday oo kaliya saamiga laga helay)

 

Blockbuster

2. Golmaal Again – 101 crore (sida la filaayo in laga helo saami ahaan)

 

Super Hit

3. Judwaa 2 – 67.50 crore

4. Toilet Ek Prem Katha – 65.62 crore

5. Badrinath Ki Dulhania – 56.58 crore

 

Hit

6. Jolly LLB 2 – 52.91 crore

7. Hindi Medium – 26.66 crore

 

Semi Hit

8. Raees – 67.30 crore

9. Shubh Mangal Saavdhan – 19.25 crore

10. Newton – 9 crore

 

Average

11. Secret Superstar – 29 crore (sida la filaayo in laga helo saami ahaan)

12. Sachin – A Billion Dreams – 20.82 crore

13. Bareilly Ki Barfi – 15.14 crore

14. Tumhari Sulu – 14.75 crore (sida la filaayo in laga helo saami ahaan)

15. The Ghazi Attack – 8.71 crore

16. Lipstick Under My Burkha – 6.96 crore

 

Below Average

Tubelight – 58.26 crore

Kaabil – 41.96 crore

Half Girlfriend – 25.60 crore

Ittefaq – 13.25 crore (sida la filaayo in laga helo saami ahaan)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *