Home » Nolosha Jilaayaasha » Kalank iyo Brahmastra Kadib Ali Bhatt Filmkaan Ayee Sameyn Doonta!!

Kalank iyo Brahmastra Kadib Ali Bhatt Filmkaan Ayee Sameyn Doonta!!

Alia Bhatt waxaa tiyaatarada usaaran filmkeeda ganacsiga cajiibka ah sameyanaayo Raazi kaaso la filaayo inuu Blockbuster noqon doono.

Alia durba waxay sheegtay mashruuceda xiga kadib filmada Kalank iyo Brahmastra oo ay sanadka dambe la imaan doonto waana mashaariic waaweyn.

Bhatt mashruucan cusub ee madadaalada ah waxaa Director ka noqon doonto gabadha lagu magacaabo Ashwiny Lyer Tiwari ee horey u sameysay filmka Bareilly Ki Barfi.

Alia oo ka hadleyso filmkaan waxay tiri,”Waan ku faraxsanahay la shaqeynta Ashiwny waa qof qibrad heer sare ah leh waxaana sameyn doona mashruuceda xiga balse wax faah faahin ah kama bixin karo goor dhow ayaa filmkaan shaaca laga qaada waxaana wanaagsan in la sugo.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *