Kanal D oo dib u bilaabi doono taxanihii taariikhiga ahaa ee ASK I Mem’nu (Samar iyo Muhanad).

0
1566

Taxanaha Ask I Mem’nu wuxuu soo baxay sanadkii 2008dii waana taxane kamid ah kuwii ugu caansanaa ee Turkiga sameeyeen kaasoo ay hogaaminayeen Kivanc Tatlitug, Beren Saat iyo Hazal Kaya waana taxane qiyaano iyo jaceyl isugu jiro.

Samar waa gabar dhalinyar balse waxay guursanee nin da’ ahaan kaweyn misna dhali karo hase yeeshee waxay jaclaanee ninka qabo wiilka uu adeerka u yahay ee Muhanad kaasoo asigana iyada jecel waana qiso jaceyl misma qiyaano ah.

Taxanahaan oo guulo waaweyn gaaray ayaa haatan dib loosoo celin doonaa maadaama taxanayaashii socdeen hakad galeen waxaa qasab noqotay in taxanayaashii hore dib loogu soo celiyo.

Hadaba Akhristow adiga ma daawatay taxanaha Ask I Mem’nu??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here