Kangana Ranaut waa atiriishada ugu go’aanka adag Bollywoodka iyo mida ugu afka adag oo aan lala doodi karin qofkii la doodaana karbaash kulul la kulmaayo waana sababta jilayaal badan oga gaabsadaan hadaladeeda iyo markee shaqsi duqeyneyso.

Xidigtaan sido kale waa mid ku wanaagsan sameeynta Fashion-ka oo waxaa lagu tilmaama iyada iyo Sonam Kapoor kuwa ugu Fashion-ka wanaagsan Bollywoodka xaragadeeda iyo Style-keeda waa mid la amaanay.

Balse mararka qaar Kangana qalad ayaa kadhaco dhanka Fashionka hada kahor iyadoo Fashion sameeyneysa saxaafada ayaa ku mashquulee muuqaalkeeda waxaana laga duubay muuqaal sawirana waa laga qaatay.

Markaas ayaa internetka lagu faafiyay iyado xidigtaan lagu fadeexeysanaayo iney ilaawday xirashada labiska hoose sida rajabeetada iyo dharka hoose sawiro badan ayaa laga faafiyay haba ugu horeeye midka sare.

Ilaa hada waa mid kamid ah fadeexooyinka ugu waaweyn shirkada Bollywoodka ka dhex dhaceen misane shaqsi jilaa ah lagu ceebeysto dad badan ayaa Kangana u doodeen kuna difaaceen in aanan marnaba lagu mashquuleen labiskeeda gaarka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here