Atirishada awooda badan Kangana Ranaut waxay u dabaal dageysaa sanad guuradeeda 33-aad haddaba waxaan idiin heynaa 14-ka sano fanka Hindiya ka tirsan tahay iyo 31-filim ay sameesay kuwooda ugu sheeko wanaagsan madaama xidigtaan aflaan badan oo hirgaleen sameesay sheeko ahaan iyo ganacsi ahaan.

Shabakada IMDb waxay sameysaa qiimeyn ku aadan aflaanta caalamka ayadoo aflaanta ku qiimeeyso 10-dhibcood haddba inta ay ke helaan sida ay u kala dhibco badan yihiin ayay filimada u kala sheeko wanaagsan yihiin.

Haddaba hoos kaga bogo Kangana Ranaut iyo 10-keeda filim ee ugu sheekada wanaagsan qiimeynta IMDb Rating oo aan ka ogaano karno Kangana sida aflaantooda u sheeko wacan yihiin ama u sheeko liitaan:

1. Queen (2014) – 8.2/10

2. Tanu Weds Manu Returns (2015) – 7.6/10

3. Once Upon A Time In Mumbai (2010) – 7.4/10

4. Life In A Metro (2007) – 7.4/10

5. Panga (2020) – 7.3/10

6. Gangster (2006) – 7.1/10

7. Fashion (2008) – 6.9/10

8. Tanu Weds Manu (2011) – 6.7/10

9. Woh Lamhe (2006) – 6.6/10

10. Manikarnika (2019) – 6.4/10

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here