Kiiska Sushant ayaa meel xasaasi ah maraayo wararka iskaso daba dhacayaana waa kuwa fajacisadooda wataan sido kale kiiska hader dhanka Rhea Chakraborty balse aan isla fiirino atiriishada Kangana waxay ay ku heysato Filimsameye Karan Johar.

Karan iyo Kangana marnaba heshiis ma ahan khilaafkoodana waa mid taagan mudo dhowr sano ah hadaba xidigtaan oo dhowaan ama todobaad kahor wareysi ay bixisay waxay ku sheegtay in Karan si kutalo gal ah Filimka Drive ugu bur buriyay shaqada Sushant ee Bollywood.

Waxay tiri iyadoo arinka sharaxeysa,’Karan waa nin maskax fiican ciyaaray si uu Sushant oga dhigo atoore Flop ah ayuu la saxiixday Filimka Drive misane sifiican u tayeysneen sheeko ahaana aad u xun waxuuna Filimkaan ka dhigay mid lagu dawaado qaab Online ah.”

“Drive markii Online lagu daawanaayey tiyaatarada wey furnaayeen dunidana kama jirin wax la dhaho Corona maxaa kalifay in mashruucan loo diido tiyaatarada so ma ahan mid lagu yasaayo Sushant, Karan waxuu rabay in Sushant loo aqoonsado atoore Flop ah oo aan Filim iibin karo.”

“Sushant waxuu sameeyay M.S.Dhoni oo Filim taariikhi ah ee maxuu Karan u yasay Sushant.”

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here