Qiyaas ahaan labo todobaad kahor waxaa lagu kacsanaa Neha Dhupia oo hadalkeeda dad badan dhibsadeen sheekadana waxay ka bilaawatay barnaamijkeeda wiil kasoo qeyb galay oo sheegay in hada kahor gabar qiyaantay misane 4-ninkale ku dulwaday markuu ogaaday ayuuna dhirbaaxo kudhuftay nolosheedana ka baxay.

Hadaba Neha ayaa wiilka kutiri waad khaldantahay gabadha dooqeda ayadaa leh inaad dhirbaaxadana waad ku khaldaneed arinkaan oo Neha ka tiri barnaamijkeeda Tv-yada kabaxaan dad badan ayaa ku dhibsadeen oo kuwa qaar ayaaba aflagaadeyeen.

Taapsee Pannu, Karan Johar, Neha seygeeda Angad Bedi, Riteish Deshmukh iyo kuwa kale Neha ayee difaacen misane inee saxsaned ayee tilmaamtay sido kale Neha naftirkeeda ayaa markale soo hadashay misane dadka usheegtay inee kaliya ka hadashay dhirbaaxafa wiilka wuuna ku khaldanaa ayee tiri.

Laakiin Kangana walaashed Rangoli oo lagu yaqaano arimahan oo kale ka hadlidoofa ayaa sitoos ah weerar ugu qaaday Taapsee Pannu oo ay xurguf hore ka dhaxeyeen iyo Neha Dhupia waxayna tiri Rangoli.

“Waxaan ka xumahay haween caan ah oo magaca dumarnimo meel kaga dhaceen aadbaan oga xumahay waana idin ka raali galina hadalka khadalna misane khalafsan ee Neha iyo Taapsee ku hadleen misane ku tunteen xaqii wiilka waana khalad weyn balse khaladkaan oo kale dumarka kuwooda doqomada ah ayaa ku kacaan.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here