Kangana Ranaut, oo ka mid ahayd dadka ugu codka dheeraa kiiska Sushant Singh Rajput, ayaa inta badan la kulantay dhaleeceyn la sheegay inay ku dooneysay ‘ajendayaasheeda shaqsiyeed’ kiiskan.

Kangana ayaa in badan soo hadal qaaday in badan Geerida Sushant iyadoo dhaleeceeno kaladuwan usoo jeedisay qaar kamid ah dadka ugu saameynta badan Bollywoodka. balse markaan dhankeeda ayuu weerar kubilaawday waxaana lagu tilmaamay inee magac iyo Warjecli udaba joogto kiiska kana aheyn daacad inee xaq usoo dhiciso Sushant

Si kastaba ha noqotee, qoraaladeedii ugu dambeeyay ee Twitter, aktarada ayaa soo saartay digniin culus oo leh “Fadlan afkaaga ka ilaali Naceyb.” Atariishada oo lahadleysa taageerayaasheeda Twiterka ayaa tiri, “Dhamaan kuwa wanaaga jecel ee raba inaan si aamusnaan ah u dhibto fikirkeyga, kuwa iska indhatiray cabashada Sushant ee xoogsheegashada iyo dhibaateynta kuwaday waxay ii sheegayaan inaysan aniga malahan , fadlan afkaaga ka ilaali naceyb.”

Kangana ayaa sheegtay inloo hanjabo Sidoo kale nafteeda ee dareynto inee qatar kujirto balse waxee cadeesay ineesan ka aamuseen arintaan lana dagaalami doonto cidkasta oo kasoo horjeeda

Kangana dhawaanahaan waxee naqatay qofka ugu hadalheynta badan gudaha hindia ha ahaato kiiska Sushant iyo waliba dhanka dagaalada afka ah ee dhaxmara iyada iyo Aktarada kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here