Dhawaan, maxkamadda madaniga ah ee Mumbai waxay sheegtay in atariishada Kangana Ranaut ay ku kacday xadgudub aad u weyn oo kadhan ah dhisma sharci dara ah ee dhisatay.

Atariishada oo ka falcelineysa warkaas ayaa beenisay hadalka xukunka waxaana ay sheegtay in gurigan uu ahaa sidii ee ku iibsatay.

Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayay Kangana ku sheegtay in dhismaha loo dhisay si dabaq kasta uu u leeyahay halqol waana siduu ahaa naqshadiisa markaa iibsanaayay. “Dacaayad been abuur ah ayee sameysay dowlada Mahavinashkari, kuma biirin qolal cusub oo dabaqyo ah, dhismaha oo dhan waxaa loo dhisay siduu ahaa kow, sidaas ayaan ku iibsaday,

Hey.ad kaliya ayaa igu dhibaysa dhismaha oo dhan. Waxaan kula dagaallami doonaa maxkamadda sare,

“Kangana ayaa ku soo qortay Twitter-ka. Bishii Sebtember ee sanadkii hore, “BMC waxay burburiyeen qaybo ka mid ah xafiiskeyga magaalada Bandra iyagoo u cuskaday dhismo sharci darro ah.

Burburintaas kadib, Kangana Ranaut ayaa gudbisay codsi ay ku doonayso in la xakameeyo duminta ay wadaan hay’ada dowlada hoose. Xukunka ugu dambeeyay ee soo saartay maxkamada madaniga ah,

Sida ku xusan go’aanka maxkamadda, Xaakimka Chavan wuxuu caddeeyay si loogu darro sadax dabaq oo dheeri dhismaha xatooyo ayaa loo adeegsaday Kangana waxay dabooshay aagga dhismaha.

Tani sida xukunku yahay, waxay ahaayeen xadgudubyo waaweyn oo qorshaha dhismaha ah. In kasta oo ay maxkamaddu hadda xukuntay,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here