Kani Waa Laadarka Filmka Tiger Ziinda Hai Waana Nin Doob Ah Iyo Muqaalkisa Rasmiga Ah (+Sawiro)

Sajjad Delafroz waa laadarka ku jiray filmka weyn ee Tiger Zinda Hai kaasi oo Blockbuster weyn noqday sido kalena tiyaataro yar wali baaqi kusii ah.

Sajjad waxuu kamid ahaa martidii lagu casuumay xafladii uu dhigay filmsameye Karan Johar kaaso maalinta jaceylka aduunka aawged xaflad dhalinta doobka ah u dhigay.

Sajjad ayaa sawiro laga qabtay maalinkas xili uu xaflada Karan ku wajahnaa waana nin doob ah ama kali ah oo aan lahen xaas.

Muuqaal ahaan sida uu ku jilay filmkaas waa mid lagu amaanay jilaagan balse muuqaalkisa rasmiga ah ee caadiga ah waxaad ka arkeysaa sawwiradan hoose.

2N5A6613

Sophie-Chohudri--(1)

Sophie-Chohudri--(2)