Home » Nolosha Jilaayaasha » Kani Waa Sawir kale Oo Laga Soo Qabtay Super Star Akshay Kumar Xili Uu Duubayey Filimkiisa Gold!!

Kani Waa Sawir kale Oo Laga Soo Qabtay Super Star Akshay Kumar Xili Uu Duubayey Filimkiisa Gold!!

Kadib marka uu soo gabagabeeyay jadwalka koowaad ee filimkiisa Super Star Akshay Kumar ayaa sii amba qaday jadwal labaad ee filimkiisa Gold.

Waxaana laga soo qabtay Sawir xili uu kuguda jiray duubista filimkaan kuna sugnaa Mumbai, Sawirka ayaa looga qaaday xidigaan asigoo kudhexjira garoonka ciyaarta cricket ee lagu magacaabo Wadala.

Akki ayaa hareerihiisa taagan 20 shaqaale oo isugu jiraan kuwa amnigiisa sugayaan iyo kooxda filmkaan si muuqaalka la duubaayo si dagan loogu duubo.

Gold waxaa la daawan doon 15 Aug ee sanadka dambe 2018 waana filim lawada sugaayo maantana Jadwalkiisa labaad ee duubista ah bilaawatay kaaso u Akki duubayey muuqaal roob ah oo loogu talo galay filimkaan…….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *