Jibraan Khan waa wiilkii yaraa ee kujiray filimka K3G ee SRK wax ka hogaaminaayey Jibraan Khan ayaa filimkaan ku matalay wiil uu SRK dhalaayo amo aabo u yahay waxaana filimkaan loogu yeera Krish.

Blase maanta in badan ayuu is bedelay waa wiil dhalinyae ah sido kalena diyaarsan jir ahaan waxaana laisku xamanayaa in uu markale Dharma productions kasoo muuqan doono ama sikale aan udhahne hadii K3G Karan Johar iskalahaa waxaa la isla dhexmaraa sido kale in uu markale Karan Johar wiilkaan filim usameyn doono ama aflaamtisa xigaan kusoo dari doono.

Jibraan ayaa ah wiil marwalba baraha bulshada ka dhexmuuqdo wuxuuna bartiisa Instagramka so dhiga marwalba sawiro kala duwan wuxuna maanta soo dhigay sawirka kor kuxusan oo ah mar uu SRK la joogo waana filimka K3G xili uu yaraa iyo mar uu Gym kudhexjiro sidaa oga jeedaanba maadama ay ahed maanta maalintii caruurta aduuunka sidaa ayuu oga dan lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here