Filimsameye Karan Johar mudo 3-sano kahor ayuu shaaca ka qaaday 5-atiriisho uu Bollywoodka ugu jecelyahay misane saaxiib dhow uu ka dhigtau xili hore xili xaflad la joogo ayuu arinkaan shaaciyay.

Salman Khan ayaa Karan Johar ku wareystay masraxa xaflada Filimfare 3-sano kahor waxuuna weydiiyay suaalo badan xili ay goob joog ahaayen jilayaan badan xafladan misane toos u daawanayeen shactirada Sallu iyo Karan dhexmartay.

Suaalihii Salman waxaa kamid ahed midan soo socoto,”Karan waxaa inoo sheegtaa 5-atiriisho ee saaxiibka dhow aad ka dhigatay misane aad ugu jeceshahay shirkada iyo sidee ukala horeyaan” Karan oo kala horeysiinaayo atiriishooyinkan waxuu yiri.

“Kajol, Kareena Kapoor, Madhuri Dixit, Deepika Padukone iyo Katrina Kaif waa 5-atiriisho aadka iigu dhow waqtigaan sidaas ayeena ukala horeyaan” waxaan ognahay in Kajol iyo Kareena uu Filim usameeyay balse seddexda kale wali Filim uma uusan sameynin hadana saaxiibadiisa qaaska ah ayee kujiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here