In gabadha la daba ordo oo la daba socdo kadibna shukaansi dheer lala galo sidaasna lagu soo gacan galiyo waa wax inta badan aflaamta Bollywoodka aan ka daawano.

Sidaa awged filmsameye Karan Johar ayaa ka hadlay arinkaa asigoo kasoo horjeedo aflaamta waxyaabahas lagusoo bandhigo.

Wargeyska Leading Daily oo xidigaan wareysi ka qaaday ayaa wuxuu kushegay sida tan,”marka aad gabar dhex keento kun nin oo dhamaantodna damac ka galaan gabadhaas way daba soconayaan ilaa ugu dambeyn gacanta ay kusoo dhigaan.”

“Markaa meshas wuxa ka dhalanaya ma aha wax wanaag ah aflagaado foolxun ayaa ka dhalaneysa waayo nimankii hawadoodi unbey raacen gabadhii shalay quruxda badnedna maanta sharafkedi ayaa lagu cayaara.”

“Sidaa awged hadii aan nahay filmsameyaal ma haboona inaan aflaamta kusoo bandhigno waxyaabahas iyo wax lamid ah aniga waan sameyay khaladaadkas ookale balse mardambe ma

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here