Karan Wahi Iyo Urvashi Rautela Filmkoda Hate Story 4 Oo Shaaca Laga Qaaday Xiliga La Daawanayo!!

Taxanah Hate Story waa mid aad ay u jecelyihiin daawadayasha maadama uu yahay film dareen iskuso dhowaansho ah leh sido kalena qayaano kudhex jirto.

Hadaba filmkaan sedex qeybood ee hore ayaa laga sameyay qeybtan afaraadna waxaa hogaamiyaal looga dhigay Karan Wahi iyo Urvashi Rautela.

Sidaa awged waxaa shaaca laga qaaday xiliga filmkaan la daawanayo maadama hore loo yiri waxaa la daawana 2 Mar ee sanadkaan 2018 balse dib ayaa loo dhigay mudo isbuuc ah waxaana hader shaaca laga qaaday in la daawan doono 9 Mar ee sanadkaan.

Sida ay Urvashi ku cadeysay baraha bulshada waxay tiri, “Hate Story 4 waxaa la daawan doona 9 Mar 2018 waana filmkii aad wada sugeyseen.”