Home » Nolosha Jilaayaasha » Kareena Kapoor, Amitabh Bachchan, Aishwarya Rai, Kajol Iyo Xidigo Kale Oo Ka Tacsiyoonayan Geerida Shashi Kapoor (+Sawiro)

Kareena Kapoor, Amitabh Bachchan, Aishwarya Rai, Kajol Iyo Xidigo Kale Oo Ka Tacsiyoonayan Geerida Shashi Kapoor (+Sawiro)

Waxaa maanta oo ay isniin aheyd galinka dambe si rasmi ah u geeriyooday Super Star Shashi Kapoor kaaso mudo xanuunsanaa sido kalena duqnimo ay ka tan badisay.

Shashi geeridiisa lama filaan ayee kunoqotay Bollywoodka oodhan wixii dibada kumaqnaa oodhan baraha bulshada ayee kasoo tacsiyeenayan halka xidigaha dalka jooga qaasatan Mumbai kusugan ay ka dhamaan la’yihiin guriga reer Kapoor iyo Hospitalka uu ku geeriyooday Halyeeygaan.

Hadaba waxaa daqiiqada kahor lasoo qabtay sawiro xidigaha caanka ah oo kanaxsan geerida Shashi kuwaaso u yimaaden inee usoo tacsiyeeyaan reer Kapoor oo ah dadkii uu katagay halyeeygaan.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada waqto dhow lasoo qabtay ee xidigaha Bollywoodka ah:

2 Responses to Kareena Kapoor, Amitabh Bachchan, Aishwarya Rai, Kajol Iyo Xidigo Kale Oo Ka Tacsiyoonayan Geerida Shashi Kapoor (+Sawiro)

  1. Aisha Reply

    December 5, 2017 at 1:48 pm

    Actres ugu horeesay uu gaarto guriga shaashi kapoor ma soo xusin bahda filimside waxaa kamaqan karishma kapoor iyo hooyadeed babita oo ah dad kii ugu horeeyay uu gaaro guriga shashi kapoor.
    Sidookaleh waxaa kamaqan ranbir kapoor and rishi kapoor, radhir kapoor and sarukhan, bomi kapoor, sanjey kapoor, sanjey dutt, anil kapoor iyo kuwa kaloo bada uu kujiro laadirkii caanka ahaay iyo xaaskiisa inu xaraa Somalidu utaqaano.
    Please leeska saxda ah nuu suu gudubsha.

    • Ali Aadan Reply

      December 5, 2017 at 1:49 pm

      waxaas oodhan badankooda waan soo gudbinay ilaa xalay ilaa saaka maqaalada aan soo daabacnay ka fiiri adaa arkaayeo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *