Kartik Aaryan iyo Sara Ali Khan waa la isku xantaa in xiriir jaceyl uu ka dhaxeeyo waana labo kamid ah jiilka cusub ee Bollywoodka.

Sara Ali Khan waxaa dhalay Saif Ali Khan sidaas owgeed waxaa eedo u ah Kareenq Kapoor maadaama aabaheeda is qabaan.

Hadaba Kareena iyo Kartik Aaryan ayaa laga soo bandhigay sawiro xili ay labis u xayaysiinayeen naqshadeeyaha weyn ee Manish Malhotra waxaana dadweynaha siweyn usoo jiitay sidey isugu sop baxeen Kareena iyo Kartik.

Hadaba halkaan hoose ka arag sawirada;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here