Kareena Kapoor, Karisma Kapoor, Malaika Arora, Natasha Poonawalla, Maheep Kapoor iyo Seema Khan ayaa dhamaantood ka soo qeyb galayn xaflada dhalashada atariishada Amrita Arora.

Dhamaan asxaabtii ugu fiicneyd ee atariishada Amrita Arora ayaa isugu yimid aqalkeeda Mumbai si ay xaflad ugu dhigtaan fiidnimadii Axada. Kareena Kapoor ilaa Karisma Kapoor ilaa Malaika Arora, dhamaantood ay si weyn dareen ahan ugu muujiyeen dhalashada Amrita inay tahay mid qaas ah

maadaama xiligan aysan badana jirin isku imaantin badan lakin waxay doonayeen inay farxada dhalashada la qaybsadaan atariishadan

Halkan ka daawo sawirrada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here