Home » Nolosha Jilaayaasha » Kareena Kapoor Khan, Hrithik Roshan, Manushi Chillar Iyo Xidigo Kale Oo Wacdaro Ka Dhigeen Xafladii Filmfare Style and Glamour Awards (+Sawiro)

Kareena Kapoor Khan, Hrithik Roshan, Manushi Chillar Iyo Xidigo Kale Oo Wacdaro Ka Dhigeen Xafladii Filmfare Style and Glamour Awards (+Sawiro)

Waxaa ugu dambeyn la qabtay xaflada la isku abaal marinaayo labiska soojiidashada leh ee ay qabato Filimfare Awards.

Xafladaan oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galeen xidigo badan kuwaaso Bollywoodka katirsan.

Dunida Bollywoodka qurux wey ugu faani karaan waayo hablo shidan ayee heestan inkastoo Ragga qaarkoodna ay yihiin kuwa aanan loo dhowaan karin.

Sido kale xafladaan waxaa kasoo qeyb gashay gabadha sanadkaan quruxda aduunka qaaday ee Manushi Chillar taaso wacdaro weyn halkaas ka muujisay.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Xidigaha Kasoo Qeyb Galeen Xafladaan:

]

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *