Kareena kapoor Khan Iyo Jacqueline Fernandez Oo Isku Diyaarinayaan Arooska Sonam Kapoor!!

Sonam Kapoor arooskeda waxuu noqday mid bishaan si waali ah loo hadal haayo maadama bisha May uu arooskeda dhici doono sida la sheegay balse qoyskeda aysan shaaca ka qaadin.

Hadaba jilayasha Bollywoodka katirsan ee Sonam saaxibada dhow la ah sida Kareena iyo Jacqueline ayaa bilaaweyn inee isku qaban qaabiyan arooska Sonam.

Sonam iyo Kareena hader waxay noqdeen laba saaxibo ah oo is fahmeen waxayna la imaan doonan sanadkana filmka Veere Di Wedding sido kale Jacqueline iyo Sonam saaxibo aad isugu dhow misane isku fiican aye noqdeen mudadii udambeysay.

Hadaba qaban qaabada jilayaasha waxaa kamid ah inee soo diyaarsadan dharkii ay kaga qeyb gali lahaayen arooska Sonam Shopping kala nooc ah waxanaa wada sugnaaba waa wacdaraha ka dhici doona arooska Sonam.