Kareena Kapoor Khan dhawaan waxay xayeesiin u sameenaysay filimkeeda Good News ayaa waxa ay ka hadashay arimo badan oo nolosheeda u gaar ah xidigtaan ku dhawaad 20 sano Bollywood-ka ka tirsan.

Bebo ayaa banaanka soo dhigtay arin xiiso badan oo dadka ka qarsaneyd kuna aadan seygeeda Saif Ali Khan xili ay ka qayb galeesay barnaamijka caanka ah The Love Laugh Live.

Kareena ayaa barnaamijkaas ku shaacisay arrin xiiso badan kaaso dadka si weyn ugu yaabisay iyadoona sheegtay  hal arrin ay ku dhibsatay ama ay ku necban tahay saygeeda Saif Ali Khan

waxaana Kareena ay midaas ku sheegtay inuu yahay erayga No ama Maya kaaso ay sheegtay inuu Saif badana aadeegsado marka ay weydiiso su’aalo sidoo kale Kareena ay sheegtay inay Saif si weyn u isticmaalo ereyo gaaban kaaso ay ku dhibsatay sida waan kasoo fikiriya

waana dabeecad u gaar ah aktarkan kaaso ku muujinaya inan laga hoos bixin karin ama lagu gaadi karin su’aalaha cajiib ah maadama auu mar walba uu ku jiro difaac adag sidoo kale Kareena ay jeceshahay inay isaga ka hoos bixiso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here