Home » Nolosha Jilaayaasha » Kareena Kapoor Khan” Soha Ali Khan Horteeda Markaan Joogo Waxba Ma Ahi, Cunug Ookale Ayaan Noqdaa” Wareysi Xiiso Leh!!

Kareena Kapoor Khan” Soha Ali Khan Horteeda Markaan Joogo Waxba Ma Ahi, Cunug Ookale Ayaan Noqdaa” Wareysi Xiiso Leh!!

Soha Ali Khan ayaa so bandhigtay buugeda ay mudada dheer qoreysay kaaso ay ugu magac dartay ‘The Perils of Being Moderately Famous.’

Hadaba reer Ali Khan aya xaflad udhigteen furitaanka buugan waxaana goobta joogen Saif iyo xaaskisa Soha iyo Seygeeda iyo maamo Sharmila Tagore ayadoo saxaafadana wareysi ka qaadayen xidigahan.

Wareysigaas qeyb kamid ah ayaa Kareena Kapoor Khan lagu weydiyay wax kusaabsan Soha maadama ay dumaashided tahay.

Kareena ayaa hadalkeda sida tan udhigtay.”Hadii qoyskena uu kujiro qof aan ka heybesto ama aan ka cabsado xaqiiq ahaan qofkaas waa Soha waayo waa qof edeb leh misane degen.”

“Markii aan aniga, Saif iyo Soha casho magaalada u aadno xaqiiq ahaan wadasheekeysigaas aniga qeyb kama noqon karo oo cunug yar ayaan meesha kanoqona waayo Soha horteda waxba kama ahi balse marka Kunal Kemmu (Soha seygeeda) uu nala jiro ayaanba roonahay.”

Kareena ayaa sii wadatay hadalka,”hadii uu jiro qof aan la tashano guriga marka arin soo cusboonaato hadii maamo (Sharmila Tagore) shaqo kumashquusho qofkaas aan la tashaneyno cidkale ma ahan ee waa Soha waayo waa qof karti uleh inee wax walba kala dabirto oo ay xaliso.”

Kareena ayaa la joojin waayey kadib markii ay in badan ka faalotay Soha heer waxaa markii dambe la arkay Soha oo marna qosleysa marna ilmada indhaheda kasoo daadanayaan Saif na uu walaashis Sohakulaha maxaa la ooyneysa abaayo.”