naba caadi ma aha Bebo sid ay miisaankeda u dhintay kadib marka ay dhashay wiilka Taimur Kareena ayaa jirkeeda ka shaqeysay waxayna kusoo laabatay howsheda aflaamta.

kadib markii laga soo bandhigay sawiradan shidan taagerayasha xidigtaan ayaa indhaha sifiican u fureyn maaadama ay garan wayen tani inay Kareena tahay maadama hilib saarna xidigtaan xiligii ay uurka lahed iyo markee dhashayba.

Bebo waxay wali duubis ku wadaa filimkeeda xiga ee Veeri De Wedding waxayna u dhaxeysa Mumbai iyo Delhi inkasto jadwalka koowaad ee filimkaan marhore ka tilaabsatay.

Fadlan Nala Daawo Sawirada Kareena iyo Sida Ay U Shidantahay Cayil Waa Lala Dagaalami Karaa:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here