Home » Nolosha Jilaayaasha » Kareena Kapoor Oo Diiday Filmka Apla Manus Inee Atirisho Ka Noqoto Akshay Kumar Dartiisa!!

Kareena Kapoor Oo Diiday Filmka Apla Manus Inee Atirisho Ka Noqoto Akshay Kumar Dartiisa!!

Apla Manus waa film Marathi ah oo Bollywoodka dib u sameynayaan isagoo hindi ah waxaana mashruucan markii hore loo bandhigay atirishada Kareena Kapoor Khan.

Wararka haderr DNA-ga kasoo baxayaan waxay sheegayaan in Kareena isaga baxday mashruucan ayadoo ka doorbitay ama ka dooratay la shaqeenta Akshay Kumar maadama ay saxiixatay film uu Karan Johar ku mideenayo Akki iyo Kareena.

Kooxda Apla Manus dib u sameyneesay ayaa la sheegaya in booskii Kareena Sonakshi Sinha lagu badeli doono marba hadii Kareena fursad u weysay sameenta mashruucan kooxdan ayaa hader kulamo la qaadanayaan Sonakshi si ay ula saxiixdan filmkaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *